Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Wafdi ay hoggaaminayaan Shariifyada dowladda kumeelgaarka ah oo booqanaya London

London 8 maarso: Madaxweynaha dowladda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi wasiirro u badan oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho uga billaabatay dalka Ingiriiska, gaar ahaan magalaada London.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo uu ka mid yahay Raíisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Maliyadda, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isagu ah wasiirka keliya ee  aan marna ka harin safarada Madaxweynaha  ayaa wararku sheegayaan inay gelinka dambe ee maanta kulan la yeelan doonaan madax sare oo ka tirsan dalkak Ingiriiska, kuwaasi oo la filayo inuu ka mid ahaan doono Raíisul Wasaaraha dalka Ingiriiska.


Booqashada wafdiga Madaxweynaha ayaa la filayaa inay salka ku hayso baadi-goob taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ay ka helaan dalalka Yurub.


www.somaanta.com

Published: 2010-03-08 15:57:46

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign