Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Wasiirka Arrimahah Gudaha Soomaaliya oo sheegay in ay dhowaan sugu doonaan ammaanka dalka

Muqdisho 7 maarso: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Cali Cumar ayaa ku dhawaaqay in uu gebogebo mareyo qorshihii dowladdu kula waereegi lahayd guud ahaan magalada Muqdisho oo inteeda badan ay iminka ka taliyaan kooxaha mucaaradka ahi.

Wasiirka oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu tilmaamay in ay dowladda KMG ee Soomaaliya ka ay go’antahay sidii maalmaha soo socda ay u soo celin lahayd ammaankii iyo kala dambeyntii koonfurta dalka Soomaaliya guud ahaan, gaar ahaan magaalada Muqdisho, isagoo shirkiisa jar’iid ku sheegay in dowladdu ay diyaarisay Ciidamadii ay ku soo celin laheyd ammaankii iyo kala dambeyntii dalka Soomaaliya.

Maalinimadii shalay ayaa dowladda Mareykanka oo ka mid ah dowladaha taageera dowmaldda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya waxa ay sheegtay in diyaarado dagaal iyo Ciidamo si gaar ah u tababaran ay kaga qeyb qaadanayso howlgalka ay sheegtay in dowladda KMG ee soomaaliya ay dhawaan ka sameynayso magaalada Muqdisho.

www.somaanta.com

Published: 2010-03-07 10:19:22

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign