Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Dagaal beeleed dad badani ku dhintey oo ka dhacay tuulooyinka Camaara & Bacaadweyn

Gaalkacyo 5 maarso: In ka badan   qofood ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaal laba beelood oo Soomaali ah ku dhexmaray tuulooyin ka tirsan gobolka Mudug ee bartamaha dalka  Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dhacay sida wararka degaanka lagu helayo laba tuulo oo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug, kuwaasi oo lagu kala magacaabo  Camaara iyo Bacaad-weyn, iyadoo wararka dhanka isgaarsiinta lagu helay  ay sheegayaan in  dagaalkaasi  u dhexeeyo laba beelood degaanka ah, kuwaasi oo isku khilaafsan lahaanshaha degaanka.


Deegaanada dagaalku ka dhacay ayaa waxa hadda ka jira xiisad, iyadoo ay maanta gaareen odoyaal iyo waxgarad isku dayaya inay qaboojiyaan colaadda.


www.somaanta.com

Published: 2010-03-05 18:20:06

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign