Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Wakiilkii Jubba airways ee koonfurta Gaalkacyo oo xalay la dilay

Gaalkacyo 5 maarso: Raage Cabdi oo ahaa wakiilkii shirkadaha diyaaradaha Daalo airlines iyo Jubba Airways ee koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa xalay lagu dilay halkaasi.

Marxuumka ayaa kooxo hubeysani waxa ay ku fureen rasaas xalay fiidkii xilli uu ku sugnaa agagaarka Masjid la sheegay inuu ku soo tukaday salaaddii cishaha, iyadoo kooxihii dilka geystay oo aan ilaa iminka la aqoonsan ay isaga tageen goobta markii ay dileen ninkaasi.


Goobtii dilku ka dhacay ayaa wararku sheegayaan in ay soo gaareen ciidamo hubeysan oo ka amar qaata maamulka koonfurta Gaalkacyo, kuwaasi oo baaritaano ka billaabay halkaasi.


www.somaanta.com

Published: 2010-03-05 07:56:05

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign