Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Daawada sanka looga buufiyo carruurta oo la ogaaday inay daawo u tahay infection-ka dhegaha

Jimce 5 maarso: Inta badan carruurta ku nool dalalka cimaladoodu qabowga tahay, sida waqooyiga Mareykanka, Yurub iyo meelo kale oo dunida ka mid ah waxaa soo wajaha cabur ama sanka oo xirma, dabadeedna ay ku adkaato carruurtaasi  inay caadi u neefsadaan ilaa lagu buufiyo daawo biyo ka sameysan.

Haddaba cilmi-baaris dhowaan la soo saaray ayaa waxaa lagu ogaaday in daawadasi sanka carruurta lagu buufiyo si loogu sahlo inay neefsadaan ay faaíido kale u leedahay carruurta, gaar ahaan waxa la ogaaday inay daawo u tahay xannuunada ku dhaca dhegaha carruurta sida infection-ka dhegaha.


Cilmi-baaristaasi waxaa lagu ogaaday in saddxdii carruur ah ee la siiyey daawadaasi sanka ay ka badbaadeen infection-kak dhegaha.


www.somaanta.com

Published: 2010-03-05 07:18:43

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign