Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Booliiska Holand oo qabtay duuliye leysin la been-abuuray ku wedi jirey diyaaradaha rakaabka qaada

Amasterdam 4 maarso:  Ciidammada Booliiska dalka Holand ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah duuliyeyaasha diyaaradaha waaweyn ee rakaabka qaada, kaas oo leysinkiisu ahaa been-abuur.

Duuliyahaan lagu  qabtay leysinka been-abuurka ah waxa uu diyaaradaha waaweyn ee rakaabka qaada ku waday leysinkaas muddo 13 sanadood ah, iyadoo markii la qabanayey uu doonayey inuu duuliyo diyaarad weyn oo nooceedu yahay Boeing 737 taas oo rakaab aad u badaan ka qaadi lahayd garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Schiphol ee magaalada Amasterdam ee casimadda dalka Holand.


Duuliyahaan oo u dhashay dalka Sweden waa 41 sano jir, wuxuuna haystaa leysin duuliyenimo oo lagu wedi karo oo keliya diyaaradaha yaryar, hase yeeshee taas beddelkedii wuxuu been-abuurtey leysin kale oo lagu wadi karo diyaaradaha waaweyn ee rakaabka qaada, kaas oo ugu dambeystii laga war helay qiyaamadiisa, iyadoo la filayo in dhowaan lagu soo oogi doono dacwad la xariirta arrintaas islamarkaana la hor geyn doono maxkamad.


www.somaanta.com 

Published: 2010-03-04 08:50:44

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign