Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Wada hadalo sare oo toddobaadka dambe dhex maraya dalalka Ruushka iyo Sweden

Moscow 3 maarso:  Raíisul Wasaaraha  dalka Sweden iyo Wasiirkiisa arrimaha dibedda ayaa socdaal siyaasadeed waxa ay ku tegayaan magalaada Moscow ee xarunta dalka Ruushka, halkaasi oo ay wada hadalo kula leeyihiin madaxda sare ee dalkaasi toddobaadka soo socda.

Raíisul wasaaraha dalka Sweden iyo Wasiirkiisa arrimaha dibedda waxa ay kulamo la yeelan doonaan Madaxweynaha  iyo Raíisul Wasaaraha dalka Ruushka.


Raíisul wasaaraha dalka Ruushka, Mr Vladimir Putin oo saxaafadda uga warramayey socdaalka ay Moscow ku tegi doonaan madaxda dalka Sweden ayaa waxa uu sheegay in ay ka wada hadli doonaan xiriirka dhanka ganacsiga ee labada dal iyo sidoo kale sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka wada shaqeyneed ee dalka Ruushku la leeyahay dalalka Midowga Yurub.


www.somaanta.com

Published: 2010-03-03 13:10:21

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign