Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Dhimashada & dhaawaca shacabka ay u geysteen dagaaladii u dambeeyey oo sii kordhaysa Muqdisho

Muqdisho 8 feb: Wararka ka imaanaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in ugu yaraan 9 qofood  oo rayid ah ay ku dhinteen, 14 kalena ay ku dhaawacmeen dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Muqdisho.

Dagaalka  ayaa waxa uu dhex maray   ciidammada dowladda ku meelgaarka ah oo taageero madaafiic ah ka helaya  ciidammada Midowga Africa ee ku sugan qeybo magalaada ka mid ah  iyo kooxo diimeedyada hubeysan ee ka soo horjeeda jiritaanka dowladda. 


Qaar ka mid ah Hay'adaha  xuquuqda aadanaha u dooda ee ku sugan magaalada Muqdisho  ayaa  waxa ay sheegeen in inta badan dadka ku waxyeeloobay dagaalka ay yihiin dad rayid ah, iyadoo ay yar tahay waxyeelada soo gaarta kooxaha dagaalamaya.


Xaaladda magaalada Muqdisho  ayaa  ah mid aad u kacsan kaddib markii dagaaladu ay xalay saqdii dhexe ka bilowdeen qeybo ka mid ah magalaada, iyadoo aan la saadaalin karin waxa dhici kara saacadaha soo soscda.


www.somaanta.com


 

Published: 2010-02-08 16:15:57

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign