Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Maxaad ka taqaan Caado-dhaqameedka Hindu-ga reer Malaysiya

Kumannaan qof oo ka mid ah dadka diin ahaanta u aaminsan HINDU-ga ayaa sanadkiiba mar waxa ay isugu soo baxaan dabaaldeg diimeed oo aad u weyn oo lagu qabto waqooyiga caasimadda dalka Malaysiya, dabaaldeggasi oo lagu magacaabo (Thaipusam festival).

Dabaaldegga waxa uu socdaa muddo bil ah, waxayna dadka Hinduugu (Hindus) weydiistaan Lord Muruga oo ay Alle ahaan u caabudaan inuu siiyo caafimaad buuxa, nabadgelyo iyo weliba shaqo islamarkaana uu ka badbaadiyo xannuunka ama jirrooyinka, hase yeeshee intaas oo dhan waxaa ka sii yaab badan in iyagoo uga jeeda cibaado ay Alle ugu dhowaanayaan jirkooda oo dhan ku mud-mudaan ama sura masaamiir afkoodu dheer yahay oo qofka haraggiisa ama makhaarkiisa lagu soo jiidayo inta laga suro dhabarka, sida ka muuqata sawirkaan, iyadoo dadka (Malay/Indian) ee ku dhaqma caadadaan foosha xun ay shacabka dalka Malaysiya ka yihiin 7.5%, waxayna dabaaldeggaan dhigaan bisha jannaayo ee sanad kasta.


www.somaanta.com

Published: 2010-02-08 10:21:28

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign