Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Wasaaradda Qorsheynta oo dood-cilmiyeed u qabatay shaqaalaha dowladda kumeelgaarkak ah

Muqdisho 6 feb: Dood cilmiyeed ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qarsheenta ee dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Dood-cilmiyeedka ayaa waxaa lagu soo qaaday islamarkaana looga sida loo fulin karo barnaamijka millenium-ka Qaramadda Midoobey ee hadafkiisu yahay in sanadku marka uu yahay 2015-ka in la ciribtiro saboolnimada dunida lana yareeyo baahida aas-aasiga ah ee bulshada, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo caafimaadka.

Dood-cilmiyeedkaas ayaa waxaa ka qeyb galay shaqaale ka kala socday Wasaaradaha dowladda kumelgaarka ah iyo hay'adaha hoos yimaada.

Waa seminaarkii ugu horreeyey ee loo qabto shaqaalaha dowladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya tan iyo markii lagu soo dhisay dalka Jabuuti muddo sanad ka hor ah, iyadoo waxqabadka dhabta ah ee wasaaraha dowladda ku meelgaarka ah uu yahay mid xaddidan, qaarkoodna aysanba lahayn xafiisyo ay ku howlgalaan.

www.somaanta.com

Published: 2010-02-06 18:03:20

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign