Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Taxi-layaasha Muslimka ah oo dibadbaxyo waaweyn ka dhigay bartamaha Oslo

Oslo 6 feb: Habeenimadii sabtida ayaa taxilayaasha muslimka ah ee ka howlgala dalka Norway waxa ay dibadbaxyo waaweyn ka dhigeen bartamaha magaalada Oslo ee caasimadda dalka Norway.

Taxilayaasha muslimka ah oo aad uga caraysnaa sawirgacmeed lagu aflagaadeeyey Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa haahatee ayaa waxa ay xireen waddooyinka soo gala bartamaha magaalada Oslo, iyagoo baabuur kor u dhaafaysa kun taxo dhigay waddooyinka, si ay u muujiyaan sida ay uga xun yihiin xadgudubka loo geysanayo Nabi Muxamed NNK, iyadoo la iska indhotirayo madaxbannaanida diimeed ee bulshada ku nool dalkaasi.

Rashad Munir oo ka mid ahaa taxilayaashaa dibadbaxyadaas dhigayey oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ay dibadbaxaan u dhigayaan si ayu muujiyana dareenkooda ay kag asoo horjeedaan sawir-gacmeedkaasi, iyadoo dibadbaxaasi uu ku dhammaaday si nabadgelyo ah.

Sanadihii ugu dambeeyey ayaa sawirlayaal kala duwan oo ku nool dalalka Scandanivian-ka sida Denmark, Sweden iyo Norway waxa ay caado ka dhigteen inay sameeyaan sawir-gacmeedyo ay ku aflagaadeynayaan Nabi Muxamed NNKH, kuwaas oo kiciya darenkak bulshada muslimiinta ah, sababna u noqda in ay meelaha qaar ka dhacaan bannaanbaxyo rabshado wata iyo iskahorimadyo waaweyn.

www.somaanta.com

Published: 2010-02-06 08:35:57

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign