Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Bam gacmeed xalay lagu weeraray sarkaal ka tirsan Ururka Xisbul Islaam

Muqdisho 5 feb: Barre Cali oo kak mid ah saraakiisha Diimeedka hubeysan ee Xisbul Islaam ayaa xalay kooxo hubaysan waxa ay ku weerareen agagaarka gurigiisa magaalada Muqdisho.

Sarkaalkan ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa wararku sheegayaan in isagoo marayey meel aan sidaas uga fogeyn guriga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu tuuray Bam nooca gacanta laga tuura ah, hase yeeshee waa sarkaalkaasi waa ka badbaaday bamka lagu tuuray.

Barre Cali ayaa saxaafadda gudaha oo kula xiriirtay isgaarsiinta waxa uu u sheegay in aan wax khasaare ahi ka soo gaarin Bam gacameedkii lagu weeraray isagoo intaas ku daray in uusan garanaayn in uu khasaare gaaray Kooxihii Bambada ku soo weeraray oo ayrasaas ku rideen ilaalada la socotay isaga, sidoo kalena uusan ogeyn cidda ay ka tirsan yihiin kooxaha weerarka bambaanada ah ku soo qaaday xalay, balse sida uu hadalka u dhigay ay jiraan dad cadow ku ah Islaamka iyo weliba nolasha bani’aadamka, isagoo ku goodiyey in uu sii kordhin doono howlihii uu ururkaas u hayey ee dhinaca dagaalada.

www.somaanta.com

Published: 2010-02-05 07:24:08

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign