Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Qarax ka dhacay Laascaanood oo la sheegay inuu ku dhintey qofkii siday walxa qarxa

Laascaanood 4 feb: Qarax aad u xooggan oo ka dhacay magaalada Laas-Caanood ayaa waxa ku dhintay hal qof mid kalena waa uu ku dhaawacmay.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Cabdullaahi Imaaciil Cali ayaa saaxafadda u sheegay in qofka qaraxa ku dhintay uu yahay qofkii siday.


 

Wasiirka ayaa sheegay inay helaan waxyaabo cadeynaya in ninkaasi uu doonayay in qaraxaasi uu sameeyo, balse ay u suurta geli weysay oo isaga ay ku qaraxday.


Magaalada Laas-caanood ayaa muddooyinkan danbe waxa ka dhacayay qaraxyo lala beegsanayo mas'uuliyiinta maamulka, iyadoo qaraxii ugu danbeeyay lagu dhaawacay guddoomiyihii gobolka.


Ma jirto cid sheegata inay ka danbeyso weerarada is-qarxinta ee magaalada Laas-Caanood.


www.somaanta.com


 

Published: 2010-02-04 17:26:47

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign