Xawiladda Tawakal Sweden  Tel: 0736747122/0855926214

 Swed Bank Konto No: 83279-9132615122

Ka xawilo Qaran express - Sweden Tel: 073 5716230

Swed Bank Konto No: 82578-38840773 

Warbixin ku saabsan sida dalalka ku mideysan EU shacabkoodu ugu qanacsan yihiin ururkaas

Warbixin dhowaan la soo saaray islamarkaana laga soo uruuriyey  tiro ka mid ah dadweynaha dalalka ku mideysan ururka Midowga Yurub ayaa lagu muujiyey sida dalalka qaar shacabkoodu ugu qanacsan yahay ka mid ahaanshaha ururka midowga Yurub, halka kuwo kalena ay muujiyeen inay ka niyadjabsan yihiin.

Warbixinta oo diiradda lagu saarayey dhinacyada dhaqaalaha iyo fursadaha shaqooyinka ee ka dhex jira dalalka ku mideysan ururka Midowga Yurub ayaa dadka ku nool ama u dhashay dalalka Scandanevian-ka  sida Denmark iyo sweden waxa ay muujiyeen inay si weyn raali uga yihiin ku jiritaanka ururkaas islamarkaana ay si weyn ugu qanacsan yihiin ama raali uga yihiin, hase yeeshee taas beddelkeeda waxaa niyad-jab ka muujiyey  u sinnaanshaha fursadaha dhaqaale iyo shaqooyinka ee ka dhex jira dalalka EU-da dadweynaha u dhashay dalal ay ka mid yihiin Romaaniya, Giriigga iyo kuwo kale, kuwaasi oo sheegay in ka mid ahaanshaha EU-du aysan isbeddel weyn ku soo kordhin noloshaada, iyadoo si gaar ah warbixinta loogu eegayey shantii sano ee ugu dambeysay iyo isbeddelka dhinacyada shaqooyinka iyo dhaqaalaha ee dadka u dhashay dalalka ku mideysan EU-da.


www.somaantaa.com 

Published: 2010-02-03 09:18:14

Tip a friend abot this news

News/Wararka maanta

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 Dr. Abdisalam & Caafimaadka Ilkaha

 

 Guddoomiyaha G.O.S. oo waraysi bixiyey

 

 

 


 

 

 

A/rahman Osoble oo ka hadlaya Hergabka H1N1

-

Axmed M. Xasan & sugaanta  sanadka

Mandela & World Cup 2010

C/K/Miiska DJibouti

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign