News/Wararka maanta
- Xiriirka Soomaaliyeed ee K.Miiska oo tababar caalami ah ka furey magaalada Muqdisho
-
Muqdisho: Tababar heer caalami ah oo ku saabsan garsoorka iyo qaabka loo agaasimo tartamada ciyaaraha kubbadda miiska ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho uga furmey xubno kor u dhaafaya 15 oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee Xiriirka Soomaaliyeed ee K.Miiska.
- (2012-01-28)
- Agaasimihii Idaacadda Shabelle oo caawa lagu toogtay Muqdisho
-
Muqdisho: Agaasimihii Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa caawa kooxo hubeysani waxa ay ku toogteen gudaha magaalada Muqdisho.
- (2012-01-28)
- Muqdisho oo xalay ay u ahayd habeen dagaal iyo duqeyn culus
-
Muqdisho: Qaybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka dhacay weeraro la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyo weliba duqeyn madaafiic culculus oo ay adeegsanayeen dhinacyadii dagaalamayey.
- (2012-01-24)
- Ururka Al-shabaab oo sheegtay qaraxii magaalada Beledweyne ka dhacay saaka
-
Beledweyne: Xarakada Al-shababaab oo gacan ku haynta magaalada Beledweyne ay xooga ugala wareegeen dhowaan ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxa ay sheegteen in weerar ismiidaamin ah oo ay saaka ku qaadeen dhismihii xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne in ay ku laayeen saraakiil iyo ciidamo Itoobiyaan ah,
- (2012-01-24)
- Wafdi Ingiriis ah oo Muqdisho kulan kula qaatay Raiisul Wasaahara Soomaaliya
-
Muqdisho: Wafdi ka socday xukuumadda dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminayey u qaybsanaha arrimaha Soomaaliya ayaa saaka waxa ay ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyagoo kulankoodii ugu horreeyey la qaatay Raiisul Wasaaraha dowladda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya.
- (2012-01-23)
- AUTISMKA & CARRUURTA SOOMAALIYEED
-
Qaybtii 3-aad
Kor-ukaca autismka (xannuunka daammanaanta/maahsanaanta) ee carruurta soomaaliyeed ayaa la qiyaasaa in uu 3-4 jeer kabadan yahay carruurta dalalka reer galbeedka ee loo soo qaxay, waxaa lala xiriirinayaa; arrimaha hoos ku qoran & kuwo kaleba: - (2012-01-22)



.jpg)






.jpg)
